Daawo Sawirada Oyaasha Beesha Sacad ee Galmudug oo ay la...

Daawo Sawirada Oyaasha Beesha Sacad ee Galmudug oo ay la socdaan Sarakiil ciidan oo tagay Deganka Jeexdin ee Miyiga Mudug

0
SHARE

HM)Xafiiska Gaalkacyo :  Wafdi  isugu Jira Odayaasha Beesha Sacad ee galmudug iyo Sarakiil Ciidan ayaa Waxa ay Safar Socdaal ah ay ku Tagaeen Dhawr Degan oo hoos Taga Deganada Miyiga Gobalka mudug oo ay ka  Mid Tahay Deganka Jeexdin

Ujeedka Socdaalka aya Waxa uu ahaa in Dadka Reer Miyiga Gobalka mudug ee Galmudug la Garsiiyo Farinta Nabada Kadib Heshiisyo Gaalkacyo ay ku Wada Galeen Odayaasha Labada Dhinac ee Galmudug iyo Puntland , iyo Sidoo kale Mamulka Lbada Dhinac Waxana Heshiiskaasi Gar Wadeen ka ahaa Taliyaha Ciidanka Malariga Soomaliya

Sarakiisha ka Socday Malatariga Soomaliya ee Wafdiga ka mid aha aya waxa ka mid ahaa Genar siciid dheere ,Genar ciro aadan iyo sarkiilkale Waxana Sido kale Dhanka Maamulada labada dhinac ka socday
Gudoonka Gobalka mudug ee labada dhinac  ,Salaadiinka dhaqanka  labada dhinac , Odayasha Beesha Sacad Qaarkood, iyo sidoo kale  Madasha dhalinyara Gobalka mudug

Deganada kale ee wafdiga ay tageen waxa ka mid ahaa deganka laabo cali beed iyo degano kale  waxana reer miyiga loo shegay in labada dhinac ay nabad isku afgarten iyaguna ay nabada xoojiyaan

Waa markii ugu Horeysay sidan oo kale odayaasha , salaadiinta , maamulada , sarakiisa malatariga ay safar nuucan ah ku tagan deganada fog ee miyiga gobalka mudug iyago wada  fariin baaq nabadeed

Hoos ka Daawo Sawirada

Xafiiska Wararkaa Warbahinta Hobyomedia.com 

LEAVE A REPLY