Daawo Sawirada Sheekh Shaakir Oo Gaaray Guriceel Kuna Dhawaaqay In Laga Guuray Magacii Maamulka Gobolada Dhexe

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow ka degay Garoonka diyaaraha degmada guricel ee Gobolka Galgaduud isaga oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyayG.

Soo dheeyn kadib ayaa waxa uu la hadlay weriyayaasha waxa uuna  sheegay in magacii Maamulka Gobolada Dhaxe laga guuray loona guuray magaca Galmudug si loogu shaqeyo loona fuliyay heshiiskii dhawaan Muqdisho lagu saxiixay.

Sidoo  kale waxaa uu tilmaamay in hadda howlo badan ay ka Bilaaban doonaan Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusa Mareeb.

Hadalka Sheekh Shaakir oo ah madaxa Xukuumada Galmudug ayaa imaanaya xilli Dhawaan la xaliyay qilaafkii u dhaxeyay Madaxda Galmudug iyo maamulkii Gobolada Dhaxe ee hlusuna Wal-Jamaaca.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.