Daawo Sawirada Soo Dhawayntii Madaxweynaha Galmudug oo Maanta gaalkacyo soo gaaray

Daawo Sawirada Soo Dhawayntii Madaxweynaha Galmudug oo Maanta gaalkacyo soo gaaray

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa Galinkii dambe ee Maanta soo gaaray magalada Gaalkacyo iyadoona duleedka Gaalkacyo ay ku soo dhaweyeen Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo qeybaha Bulshada .

Dadweyne aad u  Farabadna oo isga kala Yimid Xaafadaha Magalada Gaalkacyo aya ka Qayyb Galay Soo Dhawaynta Madaxweyne Xaaf Waxana ay uga Hortageen Shacabkaasi Banaanka Magalada Gaalkacyo

Madaxweyne Xaaf oo ay galbinayan gadiidka Gashaman ee Ciidanka galmudug aya Markii ay soo Gaareen Magalada Gaalkacyo Waxaa wafdiga Xaaf lagu soo Dhaweyay gaalkacyo iyadona Halkasi uu kulamo uu kula Yeeshay  Odaayasha , maamulka Gobalka  iyo Sidoo kale Dhalinyaro ka Socotay Ururada Bulshada

Xaaf ayaa sheegay in uu Gaalkacyo u yimid ka qeyb qaadashada Nabadeynta Magalada Gaalkacyo isagoona xusay in gaalkacyo ay mid noqon doonto

Hoos ka Daawo Sawirada 

Xafiiska Wararka  Gaalkacyo 

LEAVE A REPLY