Daawo So dhawayntii Muqdisho loogu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle...

Daawo So dhawayntii Muqdisho loogu sameeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf Iyo Shiikh maxamed shaakir

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf Iyo madaxweynaha maamulka ahlusan Shiikh maxamed shaakir Iyo wafdi ay hogaaminayaan ayaa manta dib ugu soo laabtay dalka

Wafdigan ayaa mudo sideed beri ah shir uga socday dalka Djabuuti halkaas oo ay ku wada hadlayeen madaxda maamulka Galmudug Iyo kuwa ahlusuna

waxa k la Qorsheynaya Wafdiga labada dhinac in ay Dhawan Gaaran Magalada Duusamareb Halkaasi oo madaxweynaha Maamulka Galmudug soo Dhawayn wayn loogu sameyn doono

LEAVE A REPLY