Daawo VIDEO Naxdin leh :Shiineys caan ku ahaa dabaqyo koridda oo sar...

Daawo VIDEO Naxdin leh :Shiineys caan ku ahaa dabaqyo koridda oo sar dheer ka dhacay Kadibna dhintay

0
SHARE

ninkan Shiineeska ah aya Waxa uu caan ka  ahaa Gudaha China Waxana  uu ku Caan Baxya Korida Dabaqyada Sida aadka u dhaadheer iyadoona Muqaalo laga soo duubayo marka uu korayo la galin jiray Baraha Bulshada

Arintas aya Mar kasta Lahayd Qatar gooni ah ,waxana Markii danbe ay sababtay in ka soo dhaco Dabaq aad u dheer  isla markana uu halkaasi ku geeriyoodo

Muqaal  laga duubay isago oo koraya dabaqa  aya muujinaya isagoo dabaqa ka dhacaya waxana muqaalkiisi u danbeyay la soo galiyay baraha Bulshada

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY