DAAWO : Wasiirka Amniga Somaliya Oo Jediyay Hadal Ka Yaabiyey Booliska Oo...

DAAWO : Wasiirka Amniga Somaliya Oo Jediyay Hadal Ka Yaabiyey Booliska Oo Qabsaday Baraha Bulshada

0
SHARE

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa jediyay hadal baraha bulshada lagu faafiyay oo ka yaabiyay dadka qaar kaas u ka shegay xarunta caruurta agoona ee Booliiska Soomaaliya oo maanta xariga laga jaray.

Muuqaal baraha bulshada lagu faafiyay ayaa waxa kasoo muuqanahyay wasiirka amniga oo leh caruurta agoonta intaan wey ka badan donaan taas oo dadka qaar ay Shakiyo kala duwan ka muujiyeen

Hadalka wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa muuqday mid uu ku dhiira galinayay waalidinta gacanta ku hayo caruurta ay ka dhinten ciidamada booliska soomalaiya in kasto dadka qaar ay ku shegen inu cadow ku yahay ciidamada booliska soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY