DEG DEG:- Faah Faahino Dheraad ah Fanaanadii Ugu Horeysay Ee Af-Soomaali...

DEG DEG:- Faah Faahino Dheraad ah Fanaanadii Ugu Horeysay Ee Af-Soomaali Ku Heesta Oo Geeriyootay

0
SHARE

Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Wararka aan ka heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ay ku geeriyootay Allaha u naxariistee fanaanada Soomaaliyeed ee Shamis Abuukar Ismaaciil oo loo yaqaanay Gaduudo Carwo.

Fanaanada ayaa aheyd fanaankii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee Af-Soomaali ku heesa,waxa ayna ka tirsaneyd hobolada Waaberi.

Fanaanada ayaa mudo 25 Sano ah ku xanuunsaneysay Magaalada Hargeysa sida ay Dalsan u sheegeen fanaaniin iyo Abwaaniin ku nool Hargeysa.

LEAVE A REPLY