Deg Deg : Maamulka galmudug oo Gordhaw War-Saxafeed deg deg ah...

Deg Deg : Maamulka galmudug oo Gordhaw War-Saxafeed deg deg ah ka soo Saray Weerarkii lagu Qaaday Guriga C/Qaybdiid kadib Kulan golaha wasiirada ay isugu yimaden

0
SHARE

HM__ Xafiiska Cadado Maamulka Galmudug  ayaa Maalin kadib Warsaxafeed ka soo saartay Werarkii Ciidamo ka Tirsan dowlada ay ku Qaadeen Gurig Sanater Cabdi Qeybdiid

Kulan aya isugu Yimaadeen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka   Galmudug ayaa si kulul looga  hadlay weerarkii lagu  bartilmaameedsaday  Guriga Sanator C.Qaybdiid Waxana ay canbareyeen  falkii ay ku kaceen ciidanka dowlada Soomaliya

War ,Murtiyeed  kooban aya sidoo kale looga Hadlay qaabka ay wax u dhaceen waxana  madaxda dowlada somaliya laga codsaday in cadeyso sababta ka danbeysay weerarkaasi

C/Qaybdiid aya horay madaxweyne uga Soo Noqday Maamulka galmudug waxana uu ka mid ahaa Shqsiyaadkii aas aasay Mamaulka Galmudug markii la balarinayay iyadoona arinta weerarka  guriga c/qaybdiid ay noqotay mida  ugu sameynta badan  baraha bulshada sanadkan dhamamanaya 2017 marka  laga reebo dhibistii qalbi dhagax 

LEAVE A REPLY