DEG DEG: Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax...

DEG DEG: Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax oo la dilay

0
SHARE

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha lagu dilay Isku dhacyo ka dhacay Magaalada Sanca Maanta.

Maalmihii lasoo dhaafay ayay ku dagaallamayee Magaalada Sanca Cali Cabdalla Saalax iyo Kooxda Xuutiyiinta ah.

Wixii kusoo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY