Dhagayso:-Boqorka Beelaha hawiye oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray...

Dhagayso:-Boqorka Beelaha hawiye oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray afhayeenka amisoom

0
SHARE

Boqorka beelaha hawiye boqor cabdi axmed cali oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul uga jawaabtay hadal uu dhawaan sheegay afhayeenka ciidamada amisoom Janaraal cismaan nuur subagle Oo Ahaa in ay maandheed u heestaan duqaymaha ay ka fuliyaan somaliya.

Boqor cabdi axmed cali ayaa si aad ah uga soo horjeestay hadalka Afhayeenka wuxuuna sheegay in duqaymaha ay fuliyaan diyaaraha Maraykanka iyo Kenya ay ku ledaan Dad shacab ah iyo Xool waxuuna iswaydiiyay in ay shabaab yihiin iyi in kale.

Ugu danbeentii Boqorka ayaa sheegay in ay amisoom qaadayso masuuliyada hadii ay dad shacab ah wax ku noqdaan duqaymaha Ay Fulinayaan

Halkaan Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY