(Dhagayso) Siyaasiyiinta Galmudug oo Kahadley Waxa Laga Dhaxlikaro Heshiiska Galmudug iyo Ahlu...

(Dhagayso) Siyaasiyiinta Galmudug oo Kahadley Waxa Laga Dhaxlikaro Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

0
SHARE
Qaar kamid siyaasiyiinta Galmudug ee Muqdisho kusugan ayaa sheegay in Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna uu yahay Mid Horseedi Kara in Galmudug ay Gasho Marxalad isbadal ah

Axmed Maxamuud Xasan (Basto) oo Xilal kala Duwan Horay Ugasoo qabtay Maamulka Galmudug islamarkaana  Cawa Uwaramay Radio Hobyo ayaa sheegay in Guul ay Usoo Hoyatay Dadka Daga Gobolada Dhaxe waxaana uu si Qoto dheer uga Hadley Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

Axmed Khaliif Geedi ayaa Qadka Taleefanka Kuwaraystay Axmed Maxamuud Xasan (Basto)

         Hoos Ka Dhagayso Waraysiga

LEAVE A REPLY