(Dhagayso) Turkiga oo Mashaariic ka Fulinaya Cadaado

(Dhagayso) Turkiga oo Mashaariic ka Fulinaya Cadaado

0
SHARE

Masuuliyiin ka Socda Dowladda Turkiga gaar ahaan Safaaradooda Soomaaliya ayaa socdaal koodu  Waxa  uu ku saabnaa hirgalinta Mashaariic kala duwan sida Ceel Biyoodyo iyo Waxbarasho.

Mas’uuliyiintaan gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ahna Xaruunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Gobolada dhexe balan qaaday wax ka qabashada Arrimaha bulshada dhawaana ay bilaabayaan hirgalintooda.

Guddoomiayah Magaalada Cadaado C/laahi C/raxmaan Tootoole iyo Xubnihii ka socday Turkiga ayaa si wada jira ola hadlay Warbaahinta.

LEAVE A REPLY