Dhageyso Galmudug Oo Xog Cusub Ka Bixisay Dagaalka Alshabaab

Dhageyso Galmudug Oo Xog Cusub Ka Bixisay Dagaalka Alshabaab

0
SHARE

Wasiir ku xigeenka wasaarada amniga galmudug Mahad maxamed Salaad  ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada amni ee deegaanada dawlad gobaleedka galmudug

Mahdi Maxamuud sahal wasiirku xigeenka amniga galmudug ayaa sheegay in hawl galo balaaran ay haatan ka socda deegaanada galmudug qaas ahaan gobalka galgaduud kuwaasi oo lagu xaqiijinayo amaanka

Wasiir mahdi ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday dagaalka galmudug kula jirto ururka alshabaab iyo halka uu marayo asagoo shaaciyay in ciidanka galmudug ay haatan ku jiraan diyaar garow xoogan si ay qayb uga noqdaan hawlgalka qaran ee lagula dagaalamayo alshabaab ee uu kol hore iclaamiyay madaxweyne farmaajo

 

LEAVE A REPLY