Dhageyso Madaxweye ku xigeenka Galmudug oo wax laga Waydiiyay Heshiiska Labada dhinac...

Dhageyso Madaxweye ku xigeenka Galmudug oo wax laga Waydiiyay Heshiiska Labada dhinac ay wada Gareen iyo Xaalka hada halka uu Marayo

0
SHARE

warbaahinta loosoo bandhigi doona  nuuca heshiiska ay gaareen Galmudug iyo Ahlu-suna. oo saxiixan inkasto la helayn dhawr qodobadood oo labada dhinac ay horay isla meel dhigeen 

Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh shaakir ayaana qaatay go.aano maslaxad u ah Maamulka Galmudug iyo Shacabka Galmudug uu kasoo jeedo.

Waxaa kamid ah in Magaca Maamulka Galmudug uu noqdo mid taagan oo aan la taaban iyo in Madaxweyne Xaaf iska xaadiriyo Magaalada Dhuusomareeb halkaasi uu ku shaqeendoono.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa kahadley qodobada laga wada hadley ee arintoodu la iskufahmay

                                   Hoos Ka Dhagayso

LEAVE A REPLY