Dhageyso Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo labaduna ka Hadlay Muhiimada uu...

Dhageyso Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir oo labaduna ka Hadlay Muhiimada uu laha Heshiiskii Labada Dhinac iyo tanaasulkii ahlusuna ay sameyen

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Sheikh Maxamed Shaakir  ayaa  heshiis ku gaaray jabuuti.

Heshiiska ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna waljmeeca Macalin maxamuud iyo masuuliyiin ka tirsan Jabuuti.

Madaxweyne Xaaf iyo Sheikh Shaakir ayaa labaduna ka Hadlay Muhiimada uu laha Heshiiskii Labada Dhinac iyo tanaasulkii ahlusuna ay sameyen

Halkaan Ka dhageyso Codadka Labada Masuul.

LEAVE A REPLY