Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu jediyay maanta Markii uu Gaalkacyo So Gaaray...

Dhageyso Qudbadii Madaxweyne Xaaf uu jediyay maanta Markii uu Gaalkacyo So Gaaray isagoo Shegay in aan la ogalan donin in Gaalkacyo ay labada dhinac kala xirnaato

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacy0 Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay magalada cadaado ee xarunta KMG Galmudug ayaa galinkii dambe ee manta soo gaaray magalada gaalkacyo ee xarunta  gobolka mudug

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa duleedka gaalkacyo ku soo dhaweyay masuuliyiinta gobolka iyo dagmada Gaalkacyo iyo qeybaha bulshada Gaalkacyo oo kalayimid xaafada  Gaalkacyo gaalkacyo.

Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in uu gaalkacyo u yimid sidii uga qeyb qaadan lahaa nabadeynta Gaalkacyo isagoona intaasi ku daray in gaalkacyo aysan sii kala xirnaan doonin madama mudooyinkii ugu dambeysay suuqa gaalkacyo ay kajirtay xiisad u dhaxeysa maleshiyaad kala soo jeeda galmudug iyo puntland .

Ugu dambeyntii xaaf ayaa tilmaamay in uu la kulmi doona maamulka gobolka kan dagmada iyo qeyaba Buslahada reer gaalkacyo kuwasi oo u xusay in uu kala hadli doona nabadda iyo xasilinta Gobolka Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka Xaaf

LEAVE A REPLY