Dhageyso Ra,iisul Wasaare Kheyre oo amaany Go,aankii Geesinimada laha ee uu Qaatay...

Dhageyso Ra,iisul Wasaare Kheyre oo amaany Go,aankii Geesinimada laha ee uu Qaatay Madaxweyne Xaaf

0
SHARE

Raisal wasaaraha Dowlada Somaliya oo ka qeyb galay halka lagu soo bandhigay heshiiska Galmudug iyo Ahlu-suna ayaa ka hadlay dhoor khodob.

Kheyre ayaa ugu horeyn ka hadlay heshiiska la gaaray iyo Muhiimada uu u leeyahay Dowlada Somaliya.

Waxa uu dhanka kale la hadlay Shacabka Galmudug isagoo ka codsaday in la taageero heshiiska bilowday oo aan la cuuryaamin.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY