Dhageyso Suldaanka Guud ee Beesha Sacad suldaan C/naasir Jaamac seed oo ka...

Dhageyso Suldaanka Guud ee Beesha Sacad suldaan C/naasir Jaamac seed oo ka hadlay dilalkii u danbeyay ee dhax maray galmudug iyo puntland iyo diyooyin la kala qaatay

0
SHARE

kulanka oo ahaa Mid ay ay Dhigeen Waxgaradka Puntland ayaa waxaa Waxgaradka Puntland ay ku Wareejiyeen Lacag 10 kun oo Doolar oo lagugu sheegay in looga Goleeyahay Gafkii Dhinaca Puntland iyo 2 kun oo Doolar oo ah Duugtii iyo Qorigii lagu dilay Marxuumka waxaana ay Waxgaradka Puntland ay sheegeen in Wixii Dhiman ay ka

Suldaan Cabdi Naasir Jamac Seed oo ka Mida Saladiinta Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya  arimahaasi ka hadlay 

LEAVE A REPLY