Dhageyso Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod oo faah fahin...

Dhageyso Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod oo faah fahin ka bixiyay qabkii uu u dhacay weerarkii guriga c/qaybdid iyo dadka loo xirxiray

0
SHARE

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod ayaa tagay Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka hadlay weerarkaasi.

Taliyaha ayaa sheegay in fal xun uu ahaa islamarkaana lagula xisaabtami doono ciidankii weerarkaas fuliyay.

Taliyaha ayaa ku baaqay in la soo qabto Ciidamada Howlgalkaan sameeyay, waxa uuna ku tilmaamay weerar fool xun oo dhaawacaya Sumcadda Dowladnimada.

LEAVE A REPLY