Dhageyso Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliya oo wali Gaalkacyo ku sugan isagoona...

Dhageyso Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Somaliya oo wali Gaalkacyo ku sugan isagoona Odayaasha galmudug iyo puntland nabada gobalka ugu baaqay in ay xil iska saaraan

0
SHARE

HM__Xafiska  Gaalkacyo Taliyaha Ciidanka Xooga C/wali Jaamac ooMaal mahaan kusugnaa Galkacyo ayaa maantay Galmudug IYo Puntland Ukala Saxiisay Heshiis Lagu dhamaynayo Colaadii Gobalka Mudug ee ka dhaxjirtay Dhinacyada Gobalka kawada arimiye

Odayaasha labada dhinac ayuu u shegay in aysan faaido ugu jirin in ay horiyaan colaada gobalka mudug  hadii dhib uu dhacana ay iyagu xita qaxayan taa oo cidna aysan faaido ugu jirin

sidoo kale siyaasiyiinta labada dhinac ayuu kula dar daarmay in ay adkeeyaan heshiiska nabada  gobalka si looga hortago dhibaatada mudug mar walba ku soo laab laabata

Dhawan ayay ahayd markii madaxweyne xaaf uu gaalkacyo ka shegay in cid walba oo colaada hurinaysa dhanka galmudug talaabo laga qaadi doono isagoona sida oo kale dhanka waqooyiga gaalkacyona ugu baqay in ayaguna kaalintooda ay muujiyaan

HOOS KA DHAGAYSO CODKA TALIYAHA

LEAVE A REPLY