Dhageyso Waa Sidee Xaalada Gaalkacyo kadib Dagaaalkii Shalay ,Maxaase soo kordhay?

Dhageyso Waa Sidee Xaalada Gaalkacyo kadib Dagaaalkii Shalay ,Maxaase soo kordhay?

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug  waxaa kasoo cusboonaday xiisaddo colaadeed taas oo timid markii saaka lagu dilay labo nin kadib rasaas ay isku fureen Maleeshiyo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.

Inta la xaqiijiyay dagaalkaas ayaa waxaa ku geriyooday 4 ruux kuwas oo ku sugnaa goobtii uu dagaalka ka dhacay. iyadoona ay jirto qof haween ah oo sidoo kale dagaalka ku dhintay taasi oo ahayd shacab

Xaalada Magalada aya  ah hada mid dagan balse dadka labada dhinac aya ka cabsi qaba in ay dhici karto dagaal madama , wali xiisada ay tagan tahay

Magaalada Gaalkacyo waxaa ku sugan Madaxweynaha Dowlad Goboledka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas kaas oo dadaalo ugu jira sidii loo xoojin lahaa Nabadgelyada Gobolka Mudug.

Wariye Cabdi Csiis Xidig oo ku sugan Gaalkacyo

LEAVE A REPLY