Dhageyso wadooyinka Gaalkacyo oo dib loo furay sanado Kadib ,Hobyomedia oo warbixin...

Dhageyso wadooyinka Gaalkacyo oo dib loo furay sanado Kadib ,Hobyomedia oo warbixin xiso leh idin kaga diyaarisay arintaasi?

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo: Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug  aya Waxa mudo kadib dib loo furay wadooyin ku xirmay dagaaladii gaalkacyo ku dhax marayay ciidamada maamul gobaleeedyada galmudug iyo puntland waxana furiska wadooyinkan qayb wayn ka qaatay taliyaha ciidamada xooga dalka oo safar shaqo ku jooga magaalada gaalkacyo

taliyaha oo kulamo kala duwan la qaatay ganacssatada iyo odayaasha maamulada labada dhinac aya ugu danbeyn waxa ay ku guulaystyeen in wadoyinkaasi mudo kadib dib loo furo iyadoona sarakiisha ciidanka ay sidoo kale tageen maxjar ku yaal duledka gaalkacyo halkaasi oo horay ay sidoo kale ugu dagalameen ciidamada labada dhinac

hadaba wariye hanad Abdi Farah oo ka tirsan hawul wadeenada hobyomedia.com xafiiskeeda gaalkacyo aya warbixin kooban arintan inooga diyaariyay

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY