Dhageyso Warar Shegaya kulankii Farmajo iyo Beesha Hawiye oo Fashil uu ku...

Dhageyso Warar Shegaya kulankii Farmajo iyo Beesha Hawiye oo Fashil uu ku soo dhamaday iyo arinta kiiska c/raxman cabdi shakuur o wali buuq uu ka tagan yahay

0
SHARE

HM))Xafiiska Muqdisho Warar hoose oo la helay  ayaa shegaya in Madaxweynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu donayo inu sii socda kiiska siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame hadii kale ay dhici karto in Cabdiraxmaan Cabdishakuur u Madaxweyne Faraamjo ku dacweyo Dalka Mareykanka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo waramaya inu ka cabsi qabo dacwad dibada ah uu ku soo oogo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isagu horay shaaca kaga qaaday in Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre ku dacweyn doono dalalka ay ka haystaan dhalashada.

arnta kiiska c/raxman cabdi shakuur aya jaah wareer iyo buuq ku abuuray dowlada soomaliya , iyadoona odayaal  beleedyo iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beelaha hawiye ay dowlada ku cadaadinayan in arinta kiiska c/raxman  cabdi shakuur aan dib loo faag faagin taa oo ay shegen in dhibaato culus ay dhici karto in dowlada ay kaga timaado mucaaradka  dowlada iyo beelaha

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY