Dhageyso Waxbadana ka Ogow Arimaha ku Saabsan Dakada Magaalada Hobyo ,iyo Qaabka...

Dhageyso Waxbadana ka Ogow Arimaha ku Saabsan Dakada Magaalada Hobyo ,iyo Qaabka ay wax u socdaan

0
SHARE

Dekada Hobyo waxaa Soogaaray Qalab uu kamidyahay Shactar kaas oo loogu Talagalay in Loo isticmaalo shaqa Dekada

Dhaqaalaha Shactarkaan ayaa Waxaa Bixiyay Madaxweynaha Galmudug sida uu Radio Hobyo Usheegay Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Ee Galmudug C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo cawa uwaramey Barnaamijka Xulashada ee Radio Hobyo

                      Hoos ka Dhagayso Waraysiga

LEAVE A REPLY