Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in Dowlada Fashilantay

Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in Dowlada Fashilantay

0
SHARE

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid Ah Xildhibaanada Dowlada Somaliya ayaa markale ku celiyay in Dowlada Fashilantay,

Fiqi ayaa goob fagaaro ah oo iskugu yimaadeen Xisbiyada Dalka ayuu ka sheegay in Dowlada Dabadeeda feedantahay taasi oo ku tilmaamay tusaale,

Waxa uu sheegay in Dowlada looga baahanyahay in ay isdifaac isku sameesay lakin taasi badalkeeda aysan dhuuman,

Madaxweyne Farmaajo ayuu si gooni ah Farta ugu muuqay sida goobaha fagaaraha looga waayay,

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY