Dhageyso Xildhibanada Dowlada Somaliya Mucaradka ku ah oo shaaca ka qaaday...

Dhageyso Xildhibanada Dowlada Somaliya Mucaradka ku ah oo shaaca ka qaaday in dowlada ciidankeda ay u adegsanayso Dagaalo Siyaasadeed

0
SHARE

Xildhibaan C/laahi Maxed Nuur oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa wuxuu dhaliilay madaxda Dawlada Soomaaliya ee xiligan Joogta xafiiska wuxuuna sheegay inaysan awood wax ku maquuninkarin oo laga soo daadalay dagaal.

Xildhibaanka ayaa ugu danbayntii wuxuu baaq u diray Madaxda dawlada Soomaaliya wuxuuna shegay inaysan xiligan ciidamada dawlada Soomaaliya u adeegsan qaabka siyaasadeed.

 

LEAVE A REPLY