Dhageyso Xildhibanada Mucaaraday heshiiskii Galmudug iyo ahlusuna oo awood qaybsiga belaha awal...

Dhageyso Xildhibanada Mucaaraday heshiiskii Galmudug iyo ahlusuna oo awood qaybsiga belaha awal ka so galay Deganada Ahlusuna

0
SHARE

Qaar ka mid ah Xildhiabanada Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa waxa ay sheegeen in heshiiskaas uusan waxba ka jirin isla markaana uu yahay mid lagu duminayo Maamulka dhisan ee Galmudug.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu ahaa in la horkeeno Baarlamaanka Galmudug balse la hareer maray sidaas daaradeedna aysan aqbaleyn.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in heshiiskaan ay galeen Koox yar oo mucaarad ku ah Maamulka Galmuudg sida ay hadalka u dhigeen.

Xildhibanadan shiray qaarkood  aya awood ahan ka soo jeeda deganada  ahlusuna waxana awood qybsiga maamulka ay wayn doonaan xilalkooda iyadoona barlaman ka iman doona garabka sheikh shakir ay buuxin doonan taa oo kentay in ay ka sii hor dhacan heshiiska oo ay mucaradan

Hoos Ka Dhageyso Codadka Xildhibaanada Galmudug.

LEAVE A REPLY