Faah faahin ku Saabsan Nin Dhalinyaro ahaa oo Habeen Hore ...

Faah faahin ku Saabsan Nin Dhalinyaro ahaa oo Habeen Hore Lagu dilay Gaalkacyo

0
SHARE

Faah Faahino Dheeraad ah aya ka Soo Baxaya Dil Habeen Hore ka Dhacay Nin Dhalinyara ahaa  oo  Habeen Hore  Lagu dilay Gaalkacyo

Ninka Ladilay waxaa lagu magacaabijiray WADAN  Waxaana Sida Lasheegay Xalay Saqdii Dhaxe Diley Nin Hubeysan Xili Marxuumka ladilay uu Marayey Wadada Bile Rafle ee Koonfurta Gaalkacyo

 Macada Ilaa iyo Hada Ujeedada Loodiley Ninkaas Dhalinyarada ah

Marxuunka Dhintay Waxa uu Kamid ahaa Dhalinyarada Aadka looga yaqaano Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ayaa inta badan waxa ka dhaca Dilal Qorsheyn iyo kuwo aan la aqoonin cida ka danbeysa  mana jiraan hawulgalo lagu sugayo amniga magalada marka laga reebo ciidamo isku dhaf ah oo suuqa gaalkacyo amnigiisa ilaaliya 

LEAVE A REPLY