Heshiiskii Gaalkacyo si loo amba qaado Maamulka Puntland oo laga sugayo in...

Heshiiskii Gaalkacyo si loo amba qaado Maamulka Puntland oo laga sugayo in ay so wareejiyan Dadkii Miyiga Gobalka Mudg ku layay Xoolo dhaqato Galmudug ka soo jeeda

0
SHARE

Maxamuud Yaasiin Axmed Tumey oo ah Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay In gacanta lagu soo dhigay rag hubeysan oo di ka geystay Bariga magaalada Gaalkacyo halkaasi oo lagu dilay nin ka soo jeedo Galmudug.

Waxaa uu sheegay in raggaasi hadda ay gacanta ku hayaan ciidamada Puntland,  Waxana si Heshiiskii Gaalkacyo si loo amba qaado  Waxaa  Maamulka Puntland  laga sugaya  in ay so wareejiyan Dadkii Miyiga Gobalka Mudg ku layay Xoolo dhaqato Galmudug ka soo jeeda

Maamul ka hor ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa heshiis ku gaaray maamulada Puntland iyo Galmudug ka dib dagaal dhiig badan ku daaday oo ku dhexmaray magaaladaasi Gaalkacyo.

Waxgaradka iyo maamulka degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay in ragga hubeysan ee dilka geystay ay ka yimaadeen dhanka Puntland,islamarkaana ay soo qabteen ayna diyaar u yihiin in Sharciga la marsiiyo.

LEAVE A REPLY