Sawiro Wafdi ka socda UNka oo gaaray dhuusamareeb

Sawiro Wafdi ka socda UNka oo gaaray dhuusamareeb

0
SHARE

wafdigaan oo isugu jira engineero iyo madax kale oo UN kasocda ayaa waxaa garoonka dhuusamareeb ku qaabiley gudoomiyaha caasimada galmudug ee dhuusamareeb mcln nuur iyo cabdule iyo xubno maamulka caasimada katirsan

wafdigaan oo mudo kooban garoonka ku sugnaan doona ayaa qiimeynaya dhismo cusub oo garoonka lagu sameynayo si dag dag ah kaasoo kheyb weyn ka ahaa mashaariic in mudo ah u xayirneed qilaafka labada maamul

LEAVE A REPLY