Sawirro: Wafdi ka socda WFP & Safaaradda Talyaaniga oo gaaray Hobyo

Garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo maanta ka dagtay diyaarad siday wafdi ka socda hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cunta WFP iyo xubno ka socda safaaradda Talyaaniga. Wafdigan ayaa sidiiran waxaa garoonka ugu soo dhaweeyey Madax ka tirsan Galmudug iyo maamulka Degmada.

Wafdigan ayaa loo galbiyey gudaha magaalada halkaas oo ay kulan kula qaateen Masuuliyiinta, saraakiisha WFP ayaa u tagay Hobyo si ay u kormeeraan mashaariic halkaasi ka socota oo ay maalgaliyaan iyo qiimeyntii ugu dambeysay sida ay mashaariic balaaran uga fulin lahaayeen halkaasi. sidoo kale WFP ayaa daneynaysa in mucaawinada u socota deegaanada Galmudug laga soo dajiyo dekekada Hobyo.

Dhanka kale Xubnaha ka socday safaaradda Talyaaniga ayay aheyd markii ugu horeysay ay halkaasi tagaan, iyagoo sheegay in deegaanada Galmudug ka fulin doonaan mashaariic ay ka mid yihiin dhismaha Xabsi weyn iyo taageeridda hay’adda cadaalada iyo kuwa amniga.


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Daawo Sawiro Cusub Wacdarihii Ay soo Bandhigeen Dhalinyarada Magalada Hobyo
- Jan 23, 2018

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaf oo Qanciyay Odayasha Beesha Saleeman iyadoo cadaado laga dhigay xarunta Baarlamaanka Galmudug kadib shir jaraid ay qabten farmajo iyo xaaf
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Maxamad Cabadullahi Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf  ayaa xal ka ...
Dhageyso Qudbadii Madaxweyne farmaajo u ka jediyay Hobyo Kadib Markii uu Magaladasi Maanta uu gaaray
- Jan 23, 2018
Maxamed c/laahi farmaajo madaxweynaha soomaaliya ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee booqda magaalada hobyo ...
Daawo Sawirada : Ciidamo Kale oo ka Mida kuwa ilaalada Gaar ka ah ee Madaxweyne Farmajo oo Garoonka Hobyo ka Dagay
- Jan 23, 2018
HM_Xafiiska Magalada Hobyo Magaalad Hoby waxa ka dagay qayb kale oo ka Mida Ciidamada ...
Daawo Sawiradii u Danbeyay Dabaal Dagyo iyo Damashaad ka Socda Xeebta Hobyo ,iyo Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qayb Galaya Damashadyadasi
- Jan 23, 2018
HM)Xafiiska Hobyo Magalada Hobyo  Waxa ku sugan Wafdigii Madxweyne Farmaajo oo socdaalo kala duwan ...
Deg Deg Xiisaddii Siyaasadeed ee ka taagneyd Cadaado oo lasoo Afjaray iyo Madaxweyne Farmaajo oo ku Dhawaaqay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxda Galmudug ayaa ku guuleystay in ...
Daawo Sawiro Tayo : Soo Dhawayn tii ugu Qurux Badnayd oo Hobyo loogu Sameyay Wafdiga Madaxweyne Farmajo oo Hobyo Gaaray
- Jan 23, 2018

Deg Deg Daawo Sawirada Madxweynaha Soomaliya oo Dhagax Dhigay Dakada Magalada Hobyo
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhow si wadajir ah u dhagax dhigay ...
Daawo Muqaalka Ciidamada ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo oo ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo
- Jan 22, 2018
HM__Xafiiska  Magaalada Hobyo : Garoonka diyaaradaha Magalad Hobyo aya Waxa ka soo Dagay ku ...
Dhageyso Beelaha Somaliland oo ay ka dhax Bilaabatay Colaad iyo Suldaan Guud ee beelaha Somaliland oo yiri ” Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa”
- Jan 22, 2018
HM__Xafiiska Burco Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan  Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ...
Ra’iisul Wsaaraha Soomaaliya Oo Maanta U Ambabaxay Dalka Switzerland
- Jan 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho isaga oo ...
DHAGEYSO:- Wasiir Siciid Sulub Maxamed”Aqoonsiga soomaaliland waa in la qabsado garoowe tukaraq ma ahan”
- Jan 22, 2018
Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud ee xukuumaddii daahir riyaale kaahin ee Soomaliland Siciid ...
Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Maaanta ka Dhagax Dhigaya Saldhigyo Ciidan iyo Mashariic Horumarineed inta u dhaxaysa xananbuure iyo Bangeelle oo hoostagta degmada Cabudwaq ee Gobolka Galgaduud
- Jan 22, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku sugan degmada Cabudwaq ee Gobolka Galgaduud ...
Daawo Sawirada Diyaar Garowgii ugu Danbeyay ee Soo Dhawaynta Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo ka Soconaya Hobyo
- Jan 22, 2018
Wafdiga waxaa hogaaminaya Madaxweynaha Dowlada Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle ...
Dhageyso Rajada laga Qabo Dakada Hobyo iyo waxa uu soo kordhin karo Safarka Farmaajo ee Hobyo
- Jan 22, 2018
HM__Xafiska  Gaalkacyo: iyadoo dhawan la filayo in magalaadasi hobyo uu tago madaxweynaha dowlada fadaraalka ...
 
Advertisements