Warqad Cadayn ah :Wiil uu Dhalay Hogaamiyaha Guud ee Ururka Ahlusuna oo...

Warqad Cadayn ah :Wiil uu Dhalay Hogaamiyaha Guud ee Ururka Ahlusuna oo Dowlada Somaliya ay u Magacawday sku-xiraha wadi doona dib u heshiinta, iyo dhameystirrka heshiiska Galmudug iyo Ahlu suna

0
SHARE

Dowladda Soomaaliya ayaa xil nooc cusub ah u magacawaday xildhibaan iyo wasiir hore C/samad Macalin Maxamuud.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Cabdi Faarax Juxa ayaa lagu sheegay in Mudane Cabdisamad uu noqon doono isku-xiraha (Focal Point) wadi doona dib u heshiinta, dhexdhexaadinta iyo dhameystirrka heshiiska maamullada Galmudug iyo Ahlu suna.

C/samad oo uu dhalay hoggaamiyaha guud ee Ahlu  suna macalin maxa,muud shiiq xasan faarx  ayaa horeba qeyb uga ahaa arrintan, waxaana hadda uu noqonayaa ergey ay magacawday dowladda Federaalka si looga mira dhaliyo isku biirka labada maamul.

LEAVE A REPLY