Xaaf oo ka hadlay wadooyinka ay jareen Shabaab iyo deganada shababku ay...

Xaaf oo ka hadlay wadooyinka ay jareen Shabaab iyo deganada shababku ay wali kaga sugan yihiin deganada galmudug

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in weli degaanada maamulkiisa arrimiyo in weli ay ku jiraan go’doon, muhiimna ay tahay arrintaasi in wax laga qabto.

Wuxuu sheegay (Xaaf) culeyska ugu weyn ee dhanka amniga ka heysta Maamulka Galmudug inuu yahay wadooyinka ay jareen ururka Al-shabaab ee ka sugan degaanada Galmudug.

Dowladda Federaalka iyo Beesha Caalamka ayuu ugu baaqay in ay garab buuxa ka siiyaan Dagaalka ka dhanka ah Shabaab, wuxuuna tilmaamay muhiim in ay tahay in si deg deg ah loo qaado Howlgalka.

Arintan aya waxa ay ku soo  beegmaysa Xili dowlaad Fadaralka iyo Maamul gobaledyada ay iska kaashanayan la dagalanka  haraadiga maleeshiyada al shabab oo wali  firxad kooda laga soo shegayo qaybo ka mida gobalada dalka kadib  markii mareykanka uu labo jibaaray duqaymaha lala beegsanayo xarumaha ay leeyihiin maleeshiyaadka ugus iyadoona  hogaamiyaha al shabab oo ku dhumalaysanayo degano hoos taga gobalka gado sida dadka deganka ay u xaqijiyeen warbaahinta kadib markii ay arkeen ciidamo tiro badan oo waardiye qaas ah ka haya baabuur qufulan oo ay ku jiraan saraakiil iyo hogaamiyaal ka tirsan ururka maleeshiyada al shabab

LEAVE A REPLY