Daawo Ciidamo Kuwii ugu Badna oo lagu Daadiyay Cadado iyo Madaxweyne Farmaajo...

Daawo Ciidamo Kuwii ugu Badna oo lagu Daadiyay Cadado iyo Madaxweyne Farmaajo oo la Sugayo

0
SHARE

Wararka naga soo gaarayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in aad loo adkeeyay amaanka magaaladaasi,iyadoo lagu wado inuu gaaro madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa heegan buuxa la geliyay Ciidamada amaanka ee isugu jira Boolis iyo Nabad sugid,kuwaasi oo si aad ah ula socda dhaq dhaqaaq iyo xaalada amni ee magaalada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa iney uga sii ambabaxaan deegaano kale oo ka tirsan Galmudug

LEAVE A REPLY