Daawo Muqaal Tayo leh Qaabkii Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa loogu soo Dhaweyay...

Daawo Muqaal Tayo leh Qaabkii Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa loogu soo Dhaweyay Magaalada Guri-ceel

0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud.

Safarka Madaxweynaha uu ku tagay magaalada Guri-ceel ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan Dowladda Federaalka iyo Galmudug iyo xubno kale.

Magaalada Guri-ceel waxaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay Maamulka degmada, qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan Waxagaradka iyo Dhalinyarada, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.

LEAVE A REPLY