Daawo Muqaal Tayo leh : Soo Dhawayntii Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ,iyo...

Daawo Muqaal Tayo leh : Soo Dhawayntii Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ,iyo Boqlal Dadweyne ah oo ka Qayb Galay

0
SHARE

HM))Xafiiska  Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlada Fadaralka Soomaliya aya Waxa uu Gaaray Magalada Dhuusamareeb  ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug Waxana  halkaasi ku soo dhaweyay  Madaxa Xukumada Galmuug Sheikh Maxamed Shaakir

Sidoo kale Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb waxa  soo dhawayntooda ka qayb Galay Boqolaal Qof oo isaga kala yimid Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ,Salaadiin , Xildhibaano iyo Sidoo  kale  Wafuud ka soo jeeda Deganada Galmudug kuwaasi oo Maalmihii u Danbeyay ku Soo Qul Qulayay Magalada Dhuusamareeb

Hoos ka Daawo Muqaal  Tayo Leh

 

LEAVE A REPLY