Daawo Muqaalka Ciidamada ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo oo ka...

Daawo Muqaalka Ciidamada ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo oo ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hobyo

0
SHARE

HM__Xafiiska  Magaalada Hobyo : Garoonka diyaaradaha Magalad Hobyo aya Waxa ka soo Dagay ku dhawaad 3 diyaaradood maanta galinkii danbe kuwaasi oo waday ciidamada ilaalada madaxweynaha dowlada soomaliya , qayb ka mida ciidamada daraawiishta maamulka galmudug iyo wafuud kale oo hordhac u ah safarka madaxweyne farmaajo oo hobyo ku soo wajahan

Garoonka diyaaradaha Hobyo ayaa ah mid Mashquul ah waxana wafdiga ku soo qul qulaya hobyo halkaasi ku soo dhaweynaya xildhibaanada  fadaeralka soomaliya ee ka soo jeeda gobalada mudug iyo galgaduud iyo sidoo kale wasiiirada maamulka galmudug

Wafuuda aya la dijayay goobo loo diyaariyay waxana amaana hobyo sugidiisa la wareegay ciidamada daraawiishta  galmudug oo wada shaqayn ay dhax mari doonto kuwa la socda madaxweynaha soomaliya

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY