Daawo Muqaalka Koonfurta Gaalkacyo oo Banaaanbaxyaal Caraysan ay Gubeen Sawirada...

Daawo Muqaalka Koonfurta Gaalkacyo oo Banaaanbaxyaal Caraysan ay Gubeen Sawirada Madaxweyne farmajo=

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Dhanka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug waxa ka dhacay Banaanbax Xogan oo ay  isugu soo baxeen shacab isaga kala yimid xaafadaha magaalada gaalkacyo kuwaasi oo fujiyay boorarka madaxweyne farmaajo lagu soo dhaweynayay

Banaanbaxyaasha aya waxa ay ku dhawaqayeen erayo ay ku tilmamayan in madaxweynaha uu yahay mid dhanka puntland u jeer jeera iyagoona shegay in aysan tagaaersaneen in farmajo uu safar ku yimado deganada galmudug madama uusan ku shekan  karin horumar la taban karo oo uu galmudug wax ka qabtay.

LEAVE A REPLY