Daawo Muqaalka Madaxweyne Farmaajo oo qudbadiisii Markii uu muqdisho ku labtay ku...

Daawo Muqaalka Madaxweyne Farmaajo oo qudbadiisii Markii uu muqdisho ku labtay ku soo hadal qaday arinta dakada hobyo iyo Qorshaha dhismaheda

0
SHARE

HM))Xafiiska Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo ayaa  Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho isagoo kaga Hadlay Socdaalkii uu ku tagay deganada galmudug iyo puntland  isagoo shegay in safarkaasi uu ahaa mid nabdeed

waxa uu sheagy in safarkaasi uu sidoo kale qayb ka ahaa mashariic horumarineed oo laga fulin doono deganadii uu ka soo dhagax dhigay mashaariicdaasi waxana uu gudi uu u xil saaray in ay la socdaan qaabka loo fulinayo mashaariicdaasi

arinta dakada magaalada hobyo  ayuu soo hadal qaady madaxweyne farmaajo waxana uu shegay in ay dhici karto in maalgashi shisheeye loo radiyo arimo badan oo muhiim ah

Hoos ka  Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY