DAAWO MUQAALO CUSUB OO TAYO LEH : SOO DHOWAYNTII FARMAAAJO IYO...

DAAWO MUQAALO CUSUB OO TAYO LEH : SOO DHOWAYNTII FARMAAAJO IYO DHAGAX DHIGII DEKEDDA HOBYO

0
SHARE

HM__Xafiiska Magalada Hobyo:  Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Ayaa Mgaalada Hobyo  ka dhax dhigay Dakada  ay yeelan doonto Magalada Hobyo Waxana Munaasbad arintaasi ku saabsan lagu qabtay isla Xeebta Magalada Hbyo Halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweyay wafdiga madaxweyne farmaajo oo dhawan socdaalo ku marayay deganada galmudug isla markana ugu danbeyan gaaray magaalada hobyo

Madaxweynaha aya ugu Horeen Dhagax dhigay Dakada Mgaalada Hobyo Waxana uu ka Hadlay Muhiimadaa ay yeelan doonto Dakadaasi

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY