Daawo Sawirada : Ciidamo Kale oo ka Mida kuwa ilaalada Gaar ka...

Daawo Sawirada : Ciidamo Kale oo ka Mida kuwa ilaalada Gaar ka ah ee Madaxweyne Farmajo oo Garoonka Hobyo ka Dagay

0
SHARE

HM_Xafiiska Magalada Hobyo Magaalad Hoby waxa ka dagay qayb kale oo ka Mida Ciidamada ilaalada Garka ah ee Madaxweyne Farmaajo waxana si wayn loogu soo dhaweyay Garoonka diyaaradaha Magalada  Hobyo

Ciidamadan aya  ku biiri doona ciidamo kale oo hobyo ku sugan kuwaasi oo la socday madaxweyne  farmaajo markii uu hobyo soo gaarya

Madaxweynaha soomaliya iyo madaxweynaha galmudug aya maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dakada magaalada hobyo iyadoona munaasabdo si wayn loo soo agaasimay  lagu qabtay xeebta hobyo halkaasi oo qudbado kala duwan ay ka jeediyeen madaxweyne xaaf iyo farmajo

LEAVE A REPLY