Daawo Sawirada : Jaaliyadaha Galmudug ee Toronto Canada oo la Kulmay Gudoomiyaha...

Daawo Sawirada : Jaaliyadaha Galmudug ee Toronto Canada oo la Kulmay Gudoomiyaha Gob Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac

0
SHARE

HM_Xafiiska Austria : Jaaliyadaha Galmudug ee Canada Totonto aya waxa ay la kulmeen Gudoomiyaha Gob Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo shafar shaqo ku ku soo gaaray  Canada .

Xaflad So Dhawayn iyo kala warqadasho halka ay wax marayan  aya waxa lagu qabtay Magaalada Toronto ,iyadoona ay ka soo Qayb Galeen qaar ka mida Jaaliyadha  oo isugu jira Odayaal , Waxgarad , Haween iyo Sidoo kale Qaybaha bulshada .

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac Ayaa Warbixin kooban ka siiyay Shaqada Dhismaha wadada isku Xiraysa Gaalkacyo iyo hobyo iyo sidoo kale Horumarka ka Soconaya Gobalka ,Waxana Jaaliyadaha uu ka Dalbday in ay kaalin muuqda ka qaataan horumarka gobalka iyo sidoo kale Hawusha Gob ay Gacanta ku Hayso

Sidoo kale Qaar ka Mida Xubnaha Qurbo joogta ah aya Ayaguna Tilmamay in ay  Gob Shaqo fiican ku Hayaan isla Markana ay Taageero la garab istaagan yihiin ,waxana Xubnaha Jaaliyadaha matalayay ay ka codsadeen Jaaliyadaha kale in Kaalintooda ay ka soo baxaan oo ay qayb ka noqdaan Dadaalka Horumarka iyo dib u dhiska deganka

Gaban Gabadii Xaflada aya ku soo Dhamaaday jawi Dagan waxana inta Canada uu Joogo  Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac la Qorsheynaya in uu Tago Magaalooyin kale oo jaaliyadaha ay Ku xoog Badan yihiin hadii uu Waxtigu Saabaxo ,waxana Sidoo kale  Jaaliyadahaasi loga warbixin Doona Qaabka ay Hada wax u Socdaan 

Hoos ka daawo Sawirada 

Warbaahinta Hobyomedia.com , warbaahin wax dhista

 Xafiiska Wararka Qaarada Yurub ee Austria 

LEAVE A REPLY