Daawo Sawirada: Madaxweynaha Hirshabelle oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb...

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Hirshabelle oo Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyo wafdigii farmajo dhusamareb ku soo wajahan

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda GalmudugĀ  Sheekh Shaakir.

Madaxweynayaasha kale ee dowlad goboleedyadda ayaa sidoo kale kusoo wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.

 

LEAVE A REPLY