Daawo Sawirada : Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dayactir Xogan oo lagu...

Daawo Sawirada : Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay Dayactir Xogan oo lagu Sameynayo Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaalya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaweynaah Galmudug oo si wada jir u dhagax dhigay dayactirka wadada isku Xirta Magalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug

Farmaajo ayaa ugu mahad celiyaya Gudiga Gob ee gacanta ku haaya dhismaha wadadasi dadaalkii adkaa ee ay sameyeen kaasi oo ku aadan sidii loo heli lahaa wado wanaagsan madama halkaasi marar kala duwan ay ka dhaceen shilal geystay qasaare isku jira dhimasho iyo dhaawac.

Labada Madaxweyne ayaa La Gudoonsiiyay Buug ay ku qoran tahay Nashqada Dhismaha Wadadaan.

LEAVE A REPLY