Daawo Sawirada Socdaalkii Madaxweyne Farmaajo Bandiiradleey Sadex Higlo ,Galinsoor iyo Cadaado

Daawo Sawirada Socdaalkii Madaxweyne Farmaajo Bandiiradleey Sadex Higlo ,Galinsoor iyo Cadaado

0
SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Ah Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa manta waxa uu socdaal dhulka ah kusoo maray magaalooyinka .Bandiiradleey Sadex Higlo Galinsoor Isaga oo Kasoo Ambabaxay Magaalada Galkacyo Waxa Uuma Galabta Soo Gaaray Magaalada Cadaado Ee Xarunta Kumeel Gaarka Ah Ee Galmudug
Madaxweynaha Ayaa Safarkiisan Uu Ugu magac daray dib u hishiisiinta waxa uu kasoo bilaabay gobolada maamulka Puntland waxa uuna ku mari doona deegaano badan oo ka tirsan maamulka Galmudug

LEAVE A REPLY