Daawo Sawirada : Xaflada Caleema Saarka Gudoomiyaha Degmada Budbud ee...

Daawo Sawirada : Xaflada Caleema Saarka Gudoomiyaha Degmada Budbud ee Galmudug oo Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug ay ka Qayb Galeen

0
SHARE

Munaasabad Lagu Caleemasaaray Maamul Cusub Oo Aay yeelatay Degmada Budbud Ee Gobolkmudug Oo Aayna Kasoo Qeyb Galeen Qeyba Kamid Ah Mas’uuliyiinta Galmudug  Ayaa Waxaa Ka Dhacday Degmadaasi’

Munaasabada Ayaa Waxaa Kasooqeyb galay Mas’uuliyiin kasocda Dowlad Goboleedka Galmudug .qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Budbud sida Culumada. odayaasha Dhaqanka, haweynka. indheer Garadka Budbud .

Mas’uulininta katirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug Ee Ka Qeyb Galay Munaasabada Waxaa Kamid Ah
Gudoomiyaha gobolka mudug cabdi rashiid xaashi cartan’           wasiir Dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug
Mahdi Maxamuud Sahal ..

Gudoomiyaha Degmada Hoobyo Cabdulaahi Faat’ ,Gudoomiyaha Haweynka Gobolka Mudug Meymuun cali Nuur  (Geyfane).

LEAVE A REPLY