Daawo Qudbadii Farmaajo+ Sawiradii Ugu Qurxonaa ee laga qaaday Soo Dhawayntii Madaxweyne...

Daawo Qudbadii Farmaajo+ Sawiradii Ugu Qurxonaa ee laga qaaday Soo Dhawayntii Madaxweyne Farmaajo Magaalada Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug

0
SHARE

Madaxweyne Maxamed C/laahi farmaajo oo hadalkiisa ubadnaa dhanka nabadda ayaa markale kuceliyay in safarkiisa galkacyo uu yamahay mid qayb ka ah dib uheshiisiin hasa ahaatee wuxuu sheegay in dowladiisu ay ka shaqayn sidii bulshada gobalka mudug looga taageeri lahaa hirgalinta adeegyada bulshada

Bulshada Gobalka mudug ee galmuudg ayaa dowladda kasougayay raja galinta dhismaha wadada isku xirta galkacyo iyo hoybyo iyo hirgalinta dakadda hobyo oo si mac mal ah mararka qaar ay waxkaga soo daganaa balse madaxweynaha farmaajo ayaa bulshada ugu laab qaboojiyay dhagax dhiga wada xiriirisa galkacyo iyo hobyo oo dhararkeedu yahay 260 KM

H00s ka Dhageyso Codka

         DAAWO SAWIRADA

FILO MUQAALKA GOORDHAW

LEAVE A REPLY