Deg Deg Bada Hobyo oo Gordhaw soo Tuftay Meydad Dhalinyaro ay ...

Deg Deg Bada Hobyo oo Gordhaw soo Tuftay Meydad Dhalinyaro ay badu Qaaday

0
SHARE

Wararka Naga soo gaaray xeebta Dagmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Halkaasi lagu arkay meydka laba will oo dhalinyara ah kuwasi oo saakay xeebta u Dabaal tagay.

Laba wiil ee geeriyootay ayaa la sheegaya in ay ka tageen Magalada Gaalkacyo sida ay dad goob joogayaal ah oo aan gor dhow la hadlaynay ay noo xaqiijiyeen

Sidoo kale Dagmada Hobyo ayaa waxaa ka socota qaban qaabo xoogan oo ay wadaan shacabka iyo Maamulka Hobyo kuwasi oo ay ugu diyaar garoobayan soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Soomaliya Farmaajo.

Xarumihii hore ee dowlada ee ku yaaalla Hobyo ayaa dayactir xoogan lagu wadaa.

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY