Deg Deg Daawo odayaasha Beesha Saleeman oo kulan deg deg ah cadaado...

Deg Deg Daawo odayaasha Beesha Saleeman oo kulan deg deg ah cadaado isugu yimid iyago Raali Galin ka Bixiyay Hadalkii aha in Xaaf uusan Cadado iman karin iyago Qodobo kale ka hadlay

0
SHARE

Odoyaasha Dhaqanka Iyo Wax Garadka Cadaado Ayaa Been Abuur Kutilmaamay Muuqaalo iyo Warqad Lagu Baahiyay Warbaahinta Taas Oo Lagu Sheegay Madaxwayne Xaaf Inuusan Imaan karin Cadaado Waxaana Hadalkaas Odoyaashu Kabixiyeen Raali Galin

Kulan deg deg ah oo ay cadaado isugu yimadeen ayay ku shegeen in  beesha saleemaan aysan rali ka ahayn in dib loo celiyo cadaado waxana ay  madxweyne farmaajo iyo xaaf u shegeen in diyaar loo yahay wada hadal madaxweynaha galmudugna aysan jirin cid u diiday in uu  cadaado yimaado

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY