Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Puntland uu jeediyay Marki uu dhusamareb ka dagay””Magaladaydii Cdina...

Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Puntland uu jeediyay Marki uu dhusamareb ka dagay””Magaladaydii Cdina marti ugu ma ihi”

0
SHARE

Madaxweynaha Mamaul Gobaleedka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo aya soo Gaaray Magaalada Casimada u ah Maamulka Galmudug ee Dhuusamareb Waxan Garoonka diyaaradaha ku soo Dhaweyay Madaxweynaha Galmudug , masuulyiinta Magaladaasi iyo Sidoo kale Madaxa Xukumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir

Madaxweyaha Puntland C/wali maxamed cali gaas ayaa kamahad celiyay sida loogu soo dhaweeyay waxa kaloo uu kahadlay muhiimadda ay dhuusamareeb ay uleedahay

Hoos ka Dhageyso Qudbadii Gaas Markii ka dagay Dhuusamareb

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.